Monday, April 25, 2011

Carlo Ancelotti Chelsea

Milkiilaha kooxda Chalsea Roman Abrahimovic ayaa qorsheynaya in uu kooxdiisa ka ceyriyo Macalinka u dhashay wadanka Talyaaniga Carlo Ancelotti marka la gaaro dhamaadka xili ciyaareedkan.
Gudoomiyaha Chalsea Abrahimovic ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu saluugay qaabkii uu xili ciyaareedkan wax u maamuulay Macalin Ancelotti.
Milkiilaha kooxda Chalesa ayaa waxa uu haatan baadi goob ugu jiraa in uu kooxda ku ciyaarto garoonka Stam for Bridge keeno macalin badal wanaagsan u noqdo Carlo Ancelloti.
Macalinkii hore ee kooxda Ac Milan Anceloti ayaa waxa uu sanadkaan ku guuldareestay in uu kooxdiisa u qaado koobka Horyaalada qaarada yurub markii ugu horeesay Taariikhda ,sidoo kale waxa meesha ka baxday rajadii ay Chalsea ka laheyd in ay mar kale difaacato koobka horyaalka Ingriiska.

Carlo Ancelotti Chelsea
Carlo Ancelotti Chelsea
Carlo Ancelotti Chelsea
Carlo Ancelotti Chelsea
Carlo Ancelotti Chelsea
Carlo Ancelotti Chelsea
Carlo Ancelotti Chelsea

No comments:

Post a Comment